هل النظر إلى النساء الأجنبيات يعد من الكبائر؟
J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Waajibku waa in Araga lalaabo, maxaa yeelay Ilaahay- subxaanahuu watacalaa-waxa uu leeyahay :1
قُلْ لِلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ[النور: 30]
ku dheh- Nabi Maxamedow-Muminiinta laaba Aragyadiina)1
waajibku waa in Araga lalaabo, lagana digtoonaado Asbaabta Sharka iyo Fitnada, laakiin inuu ka mid yahay Danbiyada waaweyn taa Ilaahaybaa u cilmi badan, xaalkastana waa Macsiyo, Waajibku waa in Araga lalaabo, laakiin in lagu xukumo inuu ka mid yahay Danbiyada waaweyn taasi waa meel Eegid u bahan
Halkan ka qaado iyadoo Cod ah
Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1
الواجب غض البصر، لأن الله يقول: قُلْ لِلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ[النور: 30]، فالواجب غض البصر والحذر من أسباب الشر والفتنة، أما كونه من الكبائر فالله أعلم، هو معصية بكل حال، والواجب غض البصر، أما الحكم عليه بأنه من الكبائر هذا محل نظر.
ومن هنا صوتياًفتاوى نور على الدرب
S: Miyaa lagu tirinayaa Eegida Dumarka Ajaanibta ah (Maxaariimta aan ahayn) Danbiyada waaweyn?1J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Waajibku waa in Araga lalaabo, maxaa yeelay Ilaahay- subxaanahuu watacalaa-waxa uu leeyahay :1