• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay xukunka in la Gacanqaado Dumarka?Sh. Ibnu Baas- Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay xukunka in la Gacanqaado Dumarka?Sh. Ibnu Baas- Raximahulaah

    ما حكم مصافحة النساء؟
    مصافحة النساء فيها تفصيل فإن كانت النساء من محارم المصافح كأمه وابنته وأخته وخالته وعمته وزوجته فلا بأس بها.
    وإن كانت لغير المحارم فلا تجوز؛ لأن امرأة مدت للنبي صلى الله عليه وسلم يدها لتصافحه فقال: ((إنني لا أصافح النساء))، وقالت عائشة رضي الله عنها: ((والله ما مست يد رسول الله يد امرأة قط ما كان يبايعهن إلا بالكلام)) عليه الصلاة والسلام فلا يجوز للمرأة أن تصافح الرجال من غير محارمها ولا يجوز للرجل أن يصافح النساء من غير محارمه للحديثين المذكورين ولأن ذلك لا تؤمن معه الفتنة.


    مجموع فتاوى ومقالات متنوعة الجزء السادس


    Waa maxay xukunka in la Gacanqaado Dumarka?1
    Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - :Gacanqaadka Dumar waa lakala qaadayaa, hadii Dumar la Gacan qaadayaa ay ka mid yihiin Qof Gacanqaadaya Maxaarimtiisa sida, Hooyadii, Inaantiisa,Walaashii, Habaryartii, Eedadii iyo Gabadhiisa, waxa dhib ahi kuma jirto-Gacan qaadkooda-, laakiin hadii aanay ahayn Maxaarimtiisa ma banaana inuu Gacanqaado, maxaa yeelay Gabadh ayaa Gacanta u soo fidisay Nabiga- Sallallahu calayhi wasalam- si ay u Gacanqaado, markaasu Nabiga- Sallallahu calayhi wasalam- yidhi: (Anigu ma salaamo Dumarka), Caa'ishina waxay tidhi-Radiyalaahu canhaa-( Walaahi baan ku dhaartee Gacanta Rasuulka Ilaahay may taaban Gabadh Gacanteed, kulamaanu Bayactami jirina- iyaga- Hadal mooyaane) Amaan iyo Nabad gelyo dushiisa ha ahaatee, markaa uma banaana Gabadha inay Gacan qaado Ragga aan Maxaarimteeda ahayn, Ninkana uma banaana inuu Gacan qaado Dumar aan Maxaarimtiisa ahayn labaadaa Xadiis ee la sheegay awadood,maxaa yeelay Gacan qaadkaas loogama aamin ah inay la socoto Fitan.1

    Majmuucu Fatwaa iyo Maqaalada kala duwan Juska 6aad

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 26-03-2013, 10:59 AM.
يعمل...
X