• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Gabdha shaqaalahu bilaa Maxram miyay safrikartaa* Sh. Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Gabdha shaqaalahu bilaa Maxram miyay safrikartaa* Sh. Ibnu Cusaymiin

    هل الخادمة تسافر بدون محرم
    س: لدينا خادمة في البيت فإذا أردنا أن نحج أو نعتمر أو نسافر إلى أي بلد فهل يجوز أن نأخذها وليس لها محرم؟

    فأجاب الشيخ ابن عثيمين رحمه الله: أليست هذه الخادمة امرأة؟!! إذن ما الذي يخرجها عن قول الرسول: "لا تسافر امرأة إلا مع ذي محرم" نعم لو فرض أن خادمة لا يمكن أن تبقى بعدهم في البيت لأنه ليس في البلد من يحميها ففي هذه الحال تذهب معهم للضرورة.اهـ

    [27 سؤالاً يهم امرأة المسلمة]


    Gabdha shalahu bilaa Maxram miyay safrikartaa

    waxa nala joogta Gabdha noo shaqaysa, hadaba hadaanu doono in aanu soo Xajno ama aanu soo Cimraysano ama aanu safarno dhulka aanu doono, miyay noo banaantahay ni aanu ka xayno mana haysato Maxram - qof aan u banaanayn in uu guursado -?1
    J: Waxa uu yidhi sheekh Maxamed Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -:
    Maanay ahay gadhan shaqaaluhu qof dumara?!! hadaba maxaa ka saaraya hadalka Nabiga - sallallaahu calayhi wasalam - ee ahaa: " ma safri karto Gabadhi ilaa in uu la socdo Maxram", haa hadii laga soo qaado in gadha shaqaaluhu aanay suurto gal ahayn in joogto dabadoo guriga maxa yeelay wadanka majoogo cid ilaalinaysa hadaba xaaladaas Daruuro ahaan ayay u raacaysaa.1

    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -Ilaahay Muraadkiisa ha u fududeeyo -1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 15-01-2013, 09:55 AM.
يعمل...
X