بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Isniintii ee 16 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 21 - 10 - 2013 wali wuu socodaa Go'doonkii iyo Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, Shalayna waxay ahayd Maalin Dhiig leh oo waxa la dilay oo dhintay:1
Sheekh Kamaal ibnu Thaabit Al Cadani
Abu Amaan Axmed ibnu Nijaar Al Cadani-Ilaahay ha u naxariisto Labadoodaba- iyagoo Dhufayskooda ku jira ayey ku soo tureen Madafaca P10, Duqayntii Hubka kala duwan la isticmaalayeyna wey socotay Shalay iyo Xallay oo dhan, Aroorimadiina wey iska yara daganayd, Cadeed dhicii ka horna waxay Xuutiyiintu bilaabeen inay Hoobiyayaal iyo Madaafiic la dhacaan Mandiqada.1