بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Axada ee 15 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 20 - 10 - 2013 wali wuu socodaa Go'doonkii iyo Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, Shalayna (Sabtidii) waxay ahayd Maalin aad ugu adkayd Ardayda, waayo Gudidii dhexdhexaadinta ee la filaayey inay timaado oo ay ugu yaraan qaadaan Dhawaca ayaa laga War helay inay ku noqdeen (Sacda) ka dib markii ay Xuutiyiintii u diideen inay soo galaan Damaaj, Casarkii ka horna iyadoo ay socotay Duqayntu waxa soo galay Damaaj Gudidii Dhexdhexaadinta, ka dib markii la soo dhaweeyeyna waxay yidhaahdeen oo ay ka dalbadeen Ahlu Damaaj joojiyaan Xabada, kana tagaan Dhufaysyada, waxaana loogu jawaabay wax Xabada ridi mayno hadii aad ka kaxaysaan Xuutiyiinta Dhulkayaga, intaa ka dibna waxay ku noqotay Gudidii (Sacda) iyadoo aan wax qaban, Xallay oo dhan wey socotay Duqayntii, Waabarigiina waxay Xuutiyiintii dagaal ku soo qaadeen Walaalihii joogay (Waddan) ilaahay mahadiina cidi wax kumay noqon oo waxa jabay Xuutiyiintii gaalada ahaa.1