بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Sabtida ee 14 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 19 - 10 - 2013 Waa maalintii Xujaajtu ay dhamaysteen Manaasiktii Xajka, bilaabayeena inay ku soo noqdaan Dalalkooda,walina wuu socodaa Go'doonkii iyo Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, Shalayna (Jimcihii) waxa la qoday Godod dhulka hoostooda ah si looga badbaado Shiishka, laakiin Xuutiyiintii-Ilaahay uma naxariistee- waxay dadkii kaga daba yimaadeen Gododkii, inkastoo ay Shalay socodeen Xabaduhu iyo Madaafiicdu gaarahaan Habeenkii oo ahayd Habeen Cadda ah, hadana Ilaahay mahadii cidi wax kumay noqon.1