بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Arbacadii 4 - 12 - 1434 H ee ku beegnayd 9 - 10 - 2013 waa ay socotaa duqayntii xuutiyiintu ee ay duqaynayeen mandiqada Damaj iyo goobaha ardayda iyagoo u isticmaalayay duqaynta hubka kiisa culus, dhexe, iyo kiisa fududba
waxana ay bilaabeen in ay isticmaalaan hubka kiisa culus sida p10 oo u istimaalaan tuulada loo yaqaano "Waddan"1
Duqayntaa culusina waxa ay sababtay in uu geeryoodo ardayda mid ka mida oo la odhan jiray Xamse ibnu Cali ibnu Ibraahiim (Jaxaaf)1