Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ }[سورة المائدة:02]
Waxaan Walaalahayga Muslimiinta ah gaara ahaan Soomalida u soo bandhigayaa Muxaadiradan ee uu leeyahay walaalkeen Abuu Sufiyaan (Saylaci) oo uu magaceedu uu yahay: 1
وقفات مع حديث "لكُل عَملٍ شِرَّةٌ، ولكل شِرَّةٍ فترةٌ"
Taariikh: 24 - Rabiicul Thaani -1434 H
Halkan ka qaado muxaadarada