هل يقبل الصيام من رجل لا يصلي؟
قال سماحة ابن باز رحمه الله: لا يقبل، ولا بقية الأعمال؛ لأنه بكفره حبط عمله، -نسأل الله العافية-.
ومن هنا صوتياً
Waxa la weydiyey Imaamu Ibnu Baaz -Raximahulaah- Qofka aan tukanayn Soonka miyaa laga aqbalayaa ?1
Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baaz - Ilaahay ha u naxariistee - : Lagama aqbalayo-Soonka-, iyo Camalada kalaba, waayo Gaalimadiisa awgeed ayuu Camalkiisa buray.1
Halkan ka qaado Fatwada iyadoo Cod ah
Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

فتاوى نور على الدرب