• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Qunuudka la qunuudo Rakcada danbe ee Salaada Subaxa -Xukunkiisa waa maxay?-1

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Qunuudka la qunuudo Rakcada danbe ee Salaada Subaxa -Xukunkiisa waa maxay?-1

    السؤال: طيب القنوت بعد الركعة الأخيرة من صلاة الفجر؟
    الجواب
    الشيخ: أما القنوت في الفرائض ومنه القنوت في صلاة الفجر الصحيح أنه بدعة إلا إذا وجد سبب له مثل أن يحصل نكبة على المسلمين أو ما أشبه ذلك من الأمور الهامة فإنه يقنت ليس في الفجر فحسب ولكن في الفجر وغير الفجر كما فعل النبي صلى الله عليه وسلم حين قنت شهراً يدعو على حي من أحياء العرب ثم بعد ذلك تركه عليه الصلاة والسلام.
    فتاوى نور على الدرب (نصية) : الصلاة

    Waxa la weydiyey Sheekh Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah-
    Qunuudka la qunuudo Rakcada danbe ee Salaada Subaxa -Xukunkiisa waa maxay?-1


    Waxa uu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1 Qunuudka la qunuudo Salaadaha Faralka ah dhexdooda ee ay ka mid tahay Salaada Subaxi sida saxda ah waa Bidco, ilaa hadii loo helo mooyaane Arin keensata sida inay ku dhacdo Muslimiinta Musiibo ama Arin kale oo muhiim ah markaa waa uu Qunuudi karaa, mana ahana inuu qunuudo Salaada Subax oo kaliya ee waa inuu qunuudo Salaada Subax iyo qayrkeedba sidii uu sameeyey Nabiga -Sallalaahu calayhi wasalam- markii uu qunuuday Bil siga oo habaraya Jilib ka mid ah Jilibyada Carabta, intaa ka dibna waa uu iska daayey Nabiga Qunuudkii1
    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

يعمل...
X