نص السؤال
الإغماء والتقيؤ ؟ في نهار رمضان
نص الإجابة:
أما الإغماء فلا يُعد مبطلاً للصوم ، وهكذا التقيؤ ، أما حديث : (( من قاء فلا قضاء عليه ومن استقاء فعليه القضاء )) ، فهو حديث ضعيف .
راجع كتاب ( فضائح ونصائح ص 80 )
-Waxa la weydiyey Imaamu Muqbil Al Wadaaci-Raximahulaah Suuxitaanka iyo matagida Maalinta
Ramadaan?1
Waxa uu ku jawaabay Sheekh Muqbil Ibnu Haadi Al Waadici - Ilaahay ha u naxariistee - : Suuxitaanku isagu ma aha wax Soonka jabiya sidoo kalana Matagiduna maha wax Soonka jabiya amaa Xadiiska
(( من قاء فلا قضاء عليه ومن استقاء فعليه القضاء ))
Qofka Mataga waxa Qale ahi dushiisa ma saarna, ka iska matajiyana
Qale ayaa dushiisa ah
waa xadiis daciif ah.1

Halkan ka qaado iyadoo Cod ah
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurihiisa ha u sahlo-

1