• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Booqashada Qofka buka iyo Racitaanka Janaasadu ma Waajibaa mise waa Sunne?Sh.Ibnu Baaz-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Booqashada Qofka buka iyo Racitaanka Janaasadu ma Waajibaa mise waa Sunne?Sh.Ibnu Baaz-Raximahulaah

    هل عيادة المريض واتباع الجنائز واجب أم سنة؛ لأنه يبدو من الأحاديث أنها صحيحة؟
    الأحاديث في هذا صحيحة، ومستقرة عن النبي -صلى الله عليه وسلم- والمعروف عند العلماء أنها سنة مؤكدة، والقول بالوجوب قول قوي، لأن الرسول -صلى الله عليه وسلم- أمر بالعيادة للمرضى، فأقل شيء مرةً واحدة، فينبغي للمؤمن إذا عرف أخاً له مريضا أن يعوده، قال الرسول -صلى الله عليه وسلم- (عودوا المريض وأطعموا الجائع وفكوا العاني) أخرجه البخاري في الصحيح، وقال عليه الصلاة والسلام : (حق المسلم على المسلم ست خصال: إذا لقيته فسلم عليه، وإذا دعاك فأجبه، وإذا استنصحك فانصحه، وإذا عطس فحمد الله فشمته، وإذا مرض فعده، وإذا مات فاتبعه)، فزيارة المرضى من آكد العبادات.
    ومن هنا صوتياً

    فتاوى نور على الدرب




    Booqashada Qofka buka iyo Racitaanka Janaasadu ma Waajibaa mise waa Sunne, maxaa yeelay AXadiista ku soo aroortay arimahani waxay u eeg tahay mid Saxiix ah?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Axadiista ku timid Arimahani waa Saxeex, waa nay ka sugan tahay Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam-, sida Culimada agtooda ka caanka ahina waa inay tahay-Booqashada Qofka bukaa- Sunne Adag, Qawlka odhanayana waa Waajibna waa Qawl xoog badan, maxaa yeelay Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- uu amray in la booqdo Qofka buka, inta ugu yarina waa mar kaliya, markaa waxa u haboon Qofka Mu'minka ah hadii uu ogaado inuu buko Walaal uu leeyahay inuu Booqdo, Rasuulku-Sallalaahu calayhi wasalam- waxa uu yidhi:1
    (عودوا المريض وأطعموا الجائع وفكوا العاني) أخرجه البخاري في الصحيح،
    a((
    Booqda Qofka buka,Quudiya Qofka gaajaysana, sii daayana Qofka Dagaalka lagu soo Qafaashay))1
    Waxa kale oo uu yidhi Nabigu-Sallalaahu calayhi wasalam-1
    (حق المسلم على المسلم ست خصال: إذا لقيته فسلم عليه، وإذا دعاك فأجبه، وإذا استنصحك فانصحه، وإذا عطس فحمد الله فشمته، وإذا مرض فعده، وإذا مات فاتبعه)
    a
    ((
    Xaqqa uu Muslimku ku leeyahay Muslimka kale waa Lix shay: hadii aad la kulantid salaam, hadii uu ku yeedhana Ajiib oo maqal, hadii uu kaa dalbado inaad u Nasteexaysidna u Nasteexee, hadii uu Hindhiso oo uu Ilaahay u mahadnaqana u ducee, hadii uu bukoodana Booqo, hadii uu dhintana raac Janaasadiisa))1
    Markaa Booqashada Dadka bukaa waxay ka mid tahay Cibaadooyinka kuwa ugu adadag.1


    Halkan ka qaado Fatwada iyadoo Cod ah

    Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1

    Tur:Abu Xudayfa Axmed Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 12-01-2014, 03:46 PM.
يعمل...
X