• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

In Shay la taabto marka Khudbada Jimcaha lagu jiro mey banaan tahay?Sh.Yaxye AlXajuuri-xafidahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • In Shay la taabto marka Khudbada Jimcaha lagu jiro mey banaan tahay?Sh.Yaxye AlXajuuri-xafidahulaah

    في 3 / شعبان / 1427 هـ سئل الشيخ رفع الله من قدره:
    هل يجوز مس شيئ في خطبة الجمعة كإصلاح الجهاز, وقلب الشريط, وغيرها من هذه الأمور؟
    أجاب الشيخ حفظه الله:
    لايصلح هذا, فقد قال الرسول صلى الله عليه وسلم:
    ( من مس الحصى فقد لغى )
    فبهذا من مس المفاتيح أو قلبها أو قلب الشريط أو أصلح الجهاز فقد ذهب أجر جمعته, أما الذي يصلح الجهاز من أجل أن الناس لايسمعون فنسأل من الله أن يأجره ويخلف الله على جمعته, وصلاته صحيحة أما أجر الجمعة فقد ذهب والله أعلم.

    In Shay la taabto marka Khudbada Jimcaha lagu jiro sida hagaajinta Mikirifoonka, rogida ama badalida Cajalada iyo wixii lahalmaala arimahan mey banaan tahay ?1
    J: Waxa uu ku jawaabay SheekhYaxye ibnu Cali Al Xajuuri- Xafidahulaah - : Arinkani ma haboona, maxaa-yeelay Rasuulku-sallalaahu calayhi waslam waxa uu yidhi:1
    ( من مس الحصى فقد لغى )
    a((Qofka taabta- Khudbada dhexdeeda- Quruuruxa waa uu Laqwiyey(Ajarkii Jimcaha ayaa ka buray)a))1
    Hadaba Xadiiskan daradii Qofka taabta Furayaasha ama rogroga ama roga oo badala Cajalad ama hagaajiya Qalab (Mikirifoon)waa uu ka buray Ajarkii Jimcuhu, amaa ka hagaajinaya Qalabka (Mikirifoonka) Dadkii oo wax maqli waayey awadeed, kaas Ilaahay waxaanu u weydiinaynaa inuu ka Ajar siiyo oo uu u gadaal mariyo Jimciisa, Salaadiisuna waa sax, amaa Ajarkii Jimcuhu waa uu waayey, ilaahaybaana u cilmi badan.1


    Fawaa'idka uu ka maqalay Abu Anas Hishaam Al Miswari sheekh Yaxye Al Xajuuri
    halkan ka eeg Fawaa'id intan ka siyaadsan

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1



يعمل...
X