• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka Soonka-Bisha- Muxarram, Shacbaan iyo Tobanka Dilxijja... Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka Soonka-Bisha- Muxarram, Shacbaan iyo Tobanka Dilxijja... Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaah

    حكم صيام محرم وشعبان وعشر ذي الحجة

    ما حكم صيام العشر الأواخر من ذي الحجة وصيام شهر محرم، وشهر شعبان كاملين؟ أفيدونا بارك الله فيكم.
    بسم الله، والحمد لله، شهر محرم مشروع صيامه وشعبان كذلك، وأما عشر ذي الحجة الأواخر فليس هناك دليل عليه، لكن لو صامها دون اعتقاد أنها خاصة أو أن لها خصوصية معينة فلا بأس. أما شهر الله المحرم فقد قال الرسول صلى الله عليه وسلم: ((أفضل الصيام بعد رمضان شهر الله المحرم))[1] فإذا صامه كله فهو طيب أو صام التاسع والعاشر والحادي عشر فذلك سنة.وهكذا شعبان فقد كان يصومه كله صلى الله عليه وسلم من حديث عائشة وأم سلمة رضي الله عنهما.
    وأما عشر ذي الحجة فالمراد التسع لأن يوم العيد لا يصام، وصيامها لا بأس به وفيه أجر لعموم قوله صلى الله عليه وسلم: ((ما من أيام العمل الصالح فيهن أحب إلى الله من هذه الأيام العشر)) قالوا: يا رسول الله: ولا الجهاد في سبيل الله؟ قال: ((ولا الجهاد في سبيل الله إلا رجل خرج بنفسه وماله ثم لم يرجع من ذلك بشيء))
    [2]. أما النبي صلى الله عليه وسلم فروي أنه كان يصومها وروي أنه لم يكن يصومها ولم يثبت في ذلك شيء من جهة صومه لها أو تركه لذلك.



    [1] رواه مسلم في الصيام باب فضل صوم المحرم برقم 1163.
    [2] أخرجه بنحوه الإمام أحمد في مسند المكثرين من الصحابة مسند عبد الله بن عمرو بن العاص برقم 7039.


    نشر في مجلة الدعوة العدد 1677 بتاريخ 4/10/1419هـ - مجموع فتاوى و مقالات متنوعة الجزء الخامس عشر



    Xukunka Soonka-Bisha Muxarram, Shacbaan iyo Tobanka Dilxijja

    S: Waa maxay xukunka Soomida Tobanka Danbe ee Dilxijja, Soomida Bisha Muxarram iyo-Soomida- Shacbaan dhamaateed? noo faa'iidaya, Ilaahay ha idin barakeeyee
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Bismilaah, wal xamdulilaah, Bisha Muxarram wey banaan tahay oo waa mashruuc Soomideedu, Bisha Shacbaana waa sidaas oo kale, laakiin Tobanka danbe ee Dilxijja ma jiro waxa Daliil ah oo tusinaya, laakiin hadii uu soomo isagoon ka aaminin inay gaar tahay ama ay leedahay wax u gaar ah oo cayiman- markaas- wax dhib ahi kuma jirto-inuu soomo-, amaa Bisha Ilaahay ee Muxaram dhab ahaan waxa uu Nabigu - sallalaahu calayhi wasalam - ka yidhi:1
    ((أفضل الصيام بعد رمضان شهر الله المحرم))
    i(soomka ugu fadliga ee lasoomo Ramadaan ka sokow waa bisha Ilaahay ee Muxaram), hadii uu soomo dhamaanteed - Muxaram - sidaas ayaa wanaagsan ama uu soomo 9aad, 10aad iyo 11aad sidaas ayaa Sunne ah. sidaas oo kale waxa ah Bisha Shacbaan,
    Nabigu-sallalaahu calayhi wasalam- waxa uu ahaa mid soomo dhamaanteed-sidaasna waxa tusunaya- Xadiisu Caa'isha iyo Xadiisu Umu Salma-Labadoodaba ILaahay raali haka noqdo-. Amma Tobanka Dilxijja waxa looga jeedaa Sagaal, maxaa yeelay maalinta Ciida lama soomo, in la soomaana-Sagaalkaas- waxa dhib ahi kuma jirto, AJarbaa ku jira, Koobsashada uu koobsanayo Xadiiskan Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- Aawadii:1

    ((ما من أيام العمل الصالح فيهن أحب إلى الله من هذه الأيام العشر))
    i(ma jiraan maalmo camalka wanaagsan ee la sameeyaa Ilaahay agtiisa looga jacayl badan yahay maalmahan ) waxa ay ku yidhaahdeen (Asxaabtu) Rasuulkii Ilaahayaw: xataa Jihaadka la sameeyo maalmahan Ilaahay agtiisa loogama jacayl badnaa? waxa uu yidhi - Nabigu-1
    ((ولا الجهاد في سبيل الله إلا رجل خرج بنفسه وماله ولم يرجع من ذلك بشيء))
    i
    (xataa Jihaadka la sameeyo maalmahan Ilaahay agtiisa loogama jacayl badna ilaa nin u baxay Jihaad isaga iyo naftiisa iyo maalkiisa waxbana aan kala soo noqon).1
    Amaa Nabigu-Sallalaahu calayhi wasalam- waxa laga soo wariyey inuu Soomi jiray iyo inaanuu soomi jirin, Arintaasna waxba kamay sugnaan marka la eego inuu soomi jiray-Sagaalkaa- iyo inuu ka tagi jiray-Soonkooda.1

    Majallatu Dacwa Cadadkeedii 1677 Taariikhduna ahayd 4-10-1419 H

    majmuuc fataawa wa maqaalaat mutanawica/ juska 15aad

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 08-10-2013, 10:54 AM.
يعمل...
X