• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka Suxuurta

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka Suxuurta

    Xukunka Suxuurta....1
    Waxa uu yidhi Imaamu Nawawi – Ilaahay ha unaxariistee-: “waxa uu ku yidhi Inbu mundir kitaabka [al-Ishraaf]: waxa ay isku waafaqday Umadu in aya Suxuurtu ay tahay Sunne Mustaxab, cidii ka tagtana wax danbiya masaarna.1
    Waxa uu yidhi Ibnu Qudaama – Ilaahay ha unaxariistee- : “Khilaaf kumo ogin Culimada dhaxdeeda – in ay tahay Suxuurtu Sunne ama Mustaxab-.1

    Waxa aad ka eegi kartaa kitaabka
    [Itxaaful Anaam] ee uu leeyahay Sheekh Maxmed ibnu Xisaam – xafidahulaaah-1
يعمل...
X