• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay xukunka Eedaanka iyo Aqiimka laga Eedaamayo ama laga Aqiimayo Qabriga dhexdiisa marka Maydka la dhigaayo?Sh

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay xukunka Eedaanka iyo Aqiimka laga Eedaamayo ama laga Aqiimayo Qabriga dhexdiisa marka Maydka la dhigaayo?Sh

    ما حكم الأذان، والإقامة في قبر الميت عند وضعه فيه؟

    الجواب: لا ريب أن ذلك بدعة ما أنزل الله بها من سلطان؛ لأن ذلك لم ينقل عن رسول الله صلى الله عليه وسلم عن أصحابه رضي الله عنهم والخير كله في اتباعهم وسلوك سبيلهم كما قال سبحانه: وَالسَّابِقُونَ الْأَوَّلُونَ مِنَ الْمُهَاجِرِينَ وَالْأَنْصَارِ وَالَّذِينَ اتَّبَعُوهُمْ بِإِحْسَانٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ[1] الآية، وقال النبي صلى الله عليه وسلم: ((من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد)) وفي لفظ آخر قال عليه الصلاة والسلام: ((من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رد)) وقال صلى الله عليه وسلم: ((وشر الأمور محدثاتها وكل بدعة ضلالة)) أخرجه مسلم في صحيحه من حديث جابر رضي الله عنه، وصلى الله على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم.


    [1]- التوبة الآية 100.

    مجموع فتاوى ومقالات متنوعة الجزء الأول

    Waa maxay xukunka Eedaanka iyo Aqiimka laga Eedaamayo ama laga Aqiimayo Qabriga dhexdiisa marka Maydka la dhigaayo?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Waxa shaki ahi kuma jiro inay arintaas tahay Bidco aanu Ilaahay waxa Daliil ah u soo dajin, maxaa yeelay arintaas lagama soo warin-gudbin- Nabiga- sallallahu calayhi wasalam- iyo Asxaabtiisiiba- Ilaahay raali haka noqdo dhamaantood-, Khayrka oo dhamina waxa uu ku jiraa Raacitaankooda iyo qaaditaanka Dariiqooda, sida uu yidhi ilaahay oo kale :-
    [وَالسَّابِقُونَ الْأَوَّلُونَ مِنَ الْمُهَاجِرِينَ وَالْأَنْصَارِ وَالَّذِينَ اتَّبَعُوهُمْ بِإِحْسَانٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ]
    التوبة الآية 100

    Nabiguna - sallallahu calayhi wasalam- uu yidhi :-1
    ((من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد))
    (
    Qofka ku soo dara Arinkayagan- Diintayadan- waxaan ka mid ahayn waa lagu celinayaa)1
    Riwaayo kale Nabigu - sallallahu calayhi wasalam- wuxuu yidhi :-1
    ((من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رد))
    Qofka sameeya camal aan ka mid ahayn Arinkayagan- Diintayadan- waa lagu celinayaa
    Waxa kale oo uu yidhi Nabigu- sallallahu calayhi wasalam:-1
    ((وشر الأمور محدثاتها وكل بدعة ضلالة))
    Arimaha waxa ugu shar badan kuwa lagu soo daro diinta, shay kasta oo lagu soo daro diintana waa Baadi.1
    Imaamu Muslimbaa ku soo saaray Saxeexiisa isagoo ah xadiiska Jaabur-Radiyalaahu canhu-, Ilaahayna ha Amaano Nabigeena maxamed iyo Aalkiisa iyo Asxaabtiisa hana badbadiyo.1


    Juska koobaad Fataawooyinka iyo Maqaalada kala duwan ee Sheekha

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1





يعمل...
X