Miyaa la sugayaa qofka soo galaya si uu u gaadho Safka
S: Imaamyada qaar kamidi waxa ay sugaan kuwa soogalaya si uu u gaadhaan Ragcada, qaarkoodna waxa ay yidhaahdaan: lama Sharciyeen in la sugo? keebaa sax ah Ilaahay ha idiin waafajiyo?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Sida saxdi waa in ay tahay Sharci in la sugaa in yar si uu u soo gaadho ka soo galayaa Safka iyada oo lagaga dayanayo Nabiga - sallallaahu calayhi wasallam- arintaas.1
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1