• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Ma saxeex baa in la yidhaahdo: (Ilaahay ma soo eego Safka qaloocsan) marka la simayo safafka

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Ma saxeex baa in la yidhaahdo: (Ilaahay ma soo eego Safka qaloocsan) marka la simayo safafka

    ما صحت قول: ( إن الله لا ينظر إلى الصف الأعوج ) عند تسوية الصفوف
    س: يوجد إمام أحد المساجد إذا سوى الصفوف يقول : ( إن الله لا ينظر إلى الصف الأعوج ) فهل هذا حديث صحيح ؟
    ج: هذا اللفظ في تسوية الصفوف : ( إن الله لا ينظر إلى الصف الأعوج ) مشتهر على الألسنة ، وهو لا أصل له عن النبي صلى الله عليه وسلم ، فلا يشرع أن يقال لتسوية الصفوف به ، ويكتفى بما ثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم في ذلك ، مثل قوله صلى الله عليه وسلم :« استووا اعتدلوا » ونحوهما .
    وبالله التوفيق ، وصلى الله على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم .
    اهــ "اللجنة الدائمة للبحوث العلمية والإفتاء"

    Ma saxeex baa in la yidhaahdo: (Ilaahay ma soo eego Safka qaloocsan) marka la simayo safafka
    S: waxa jira Imaam Imaamyada masaajidada ka mid ah marka uu safafka simayo waxa uu yidhaahdaa: (Ilaahay ma soo eego Safka qaloocsan), hadalkan ma Xadiis saxeex ah baa?1
    J: Hadalkan ku saabsan in simida Safafka oo ah: (Ilaahay ma soo eego Safka qaloocsan), waa hadal caan ku ah Carabada dadka, waxa asalana ka malaha hadalkani Nabiga - sallallaahu calayhi wasallam -, Sharcina ma aha in hadalankan la yidhaahdo si Safafka loo simo, waxana la gu kaaftoomayaa wixii Nabiga ka sugnaaday arinkan, tusaala ahaan qawlka Nabiga - sallallaahu calayhi wasallam -: "sima oo toosiya" iyo wixii kala oo la mid ah. Wabilaahi tawfiiq.1
    وصلى الله على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم

    waxa ka eegi kartaa "Majmuucul Fataawaa"1


    Tur:Abuu Sulaym Cabdillaah Al Xajari - Ilaahay ha waafajiyo wixii Wanaagsan -1
يعمل...
X