• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Soonka muu jabinaya Dhiiga ka soo baxa Qofka sooman?Sh .Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Soonka muu jabinaya Dhiiga ka soo baxa Qofka sooman?Sh .Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

    س 2 : خروج الدم من الصائم هل يفطر؟
    ج2: النزيف الذي يحصل في الأسنان لا يؤثر على الصوم مادام يحترز من ابتلاعه ما أمكن لإن خروج الدم بغير إرادة الإنسان لا يعد مفطراً ولا يلزم من أصابه ذلك أن يقضي، وكذلك لو رعف أنفه واحترز ما يمكنه عن ابتلاعه فإنه ليس عليه في ذلك شيئ ولا يلزمه قضاء.

    مسائل في الصيام لفضيلة الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين - رحمه الله

    Su'aal 2: Soonka muu jabinaya Dhiiga ka soo baxa Qofka sooman?1
    Jawaab 2 : Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -:Dhiiga Ilkaha ka daataa waxba ma yeelayo Soonka inta uu awoodiisa Qofku iska ilaalinaayo inuu liqo, maxaa yeelay Dhiiga ka soo baxa Qofka isaga oo aan u kasin ma noqonayo shay burinaaya Soonka, kumana waajib ah Qofka arintaasi ku dhacdo inuu qaleeyo, sidoo kale waxa la mid ah Gororka Sanka,taasoo uu iska ilaaliyo-Qofku- intuu awoodo inuu liqo, markaa isaga dushiisa wax danbi ahi ma saarna,Qalena kuma waajib aha.1

    *Masaa'ilu fi Siyaam Sheekh ibnu Cusaymiin*

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1





    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 10-01-2013, 12:02 PM.
يعمل...
X