• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Dib u dhigida Wiilka yare booskiisa" SH. Ibnu Baas

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Dib u dhigida Wiilka yare booskiisa" SH. Ibnu Baas

    تأخير الصبي عن مكانه في الصف
    س: إذا وقف الصبي في الصف فهل يجوز لمن يأتي متأخراً أن يؤخره من مكانه أم يصف بجواره؟ وإذا كان لا يجوز تأخيره فكيف الحكم إذا كان لا يحسن الصلاة؟
    فأجاب الشيخ ابن باز رحمه الله: وإذا كان الصبي مميزاً عاقلاً فلا يؤخر من مكانه لأنه قد سبق إلى مالم يسبق إليه مسلم فكان أولى، وإذاكان دون التمييز أو غير عاقل فإنه يؤخر لأن صلاته غير صحيحة.
    [مجموع فتاوى ابن باز ج 4 ص 416]

    Dib u dhigida Wiilka yare booskiisa

    S: Sheekh hadii uu istaago Wiil yare safka, miyey u banaantahay qofka dib udhaca in uu meeshii Wiilka yar uu istaago (dib u dhigo wiilka yar), mise agtiisa ayuu istaagayaa? Hadii ayna banaanayn in wiilka yar dhib u istaajiyo, maxay noqonaysaa xukun keedu hadii aanuu Salaada saxayn?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Hadii uu yahay Wiilka yari mid wax kala saaraya oo Caqli leh, meeshiisa dib loogamadhigayo maxaa yeelay wax uu usoo hor dheereeyey wax aanuu usoo dheereen qayrkii, Hadii uu yahay mid aan wax kalasaarayan ama uu yahay mida aan Caqli lahayn dib ayaa loo dhigayaa, maxaa yeelay salaadiisu sax ma aha. waxa aad ka eegi kartaa{Majmuucu Fataawaa Sh. Ibnu Baas Qaybta 4aad bogga 416aad}.1

    Tur: Abuu Sulaym Cabdillaah Al Xajari - Ilaahay ha waafajiyo wixii Wanaagsan -1
يعمل...
X