• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Ku dhawaaqa Niyadda salaada dhexdeeda (Sh. Ibnu Baas)1

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Ku dhawaaqa Niyadda salaada dhexdeeda (Sh. Ibnu Baas)1

    التلفظ بالنية في الصلاة
    س: ما حكم التلفظ بالنية جهراً في الصلاة؟
    فأجاب الشيخ ابن باز رحمه الله: التلفظ بالنية بدعة، والجهر بذلك أشد في الإثم، وإنما السنة النية بالقلب، لأن الله سبحانه يعلم السر وأخفى، وهو القائل عزّ وجلّ: {قُلْ أَتُعَلِّمُونَ اللَّهَ بِدِينِكُمْ وَاللَّهُ يَعْلَمُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ} [الحجرات : 16] ولم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم ولا عن أحد من الصحابة ولا عن الأئمة المتبوعين التلفظ بالنية، فعُلم بذلك أنه غير مشروع بل من البدع المحدثة والله ولي التوفيق.

    [مجموع فتاوى ابن باز ج 4 ص 204]


    Ku dhawaaqa Niyadda salaada dhexdeeda

    S: Waa maxay xukunka in kor loogu dhawaaqo Niyadda salaada dhexdeeda?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -:In lagu dhawaaqo Niyadda waa Bidco, in kor loogu dhawaaqo ayaa ka danbi daran, waxa sunne ah in Niyaddu Qalbiga tahay, maxaayeelay Ilaahay - subxaanahu - wax uu ogyahay wax Qalbiga ku soo dhaca iyo wax aan ku soo dhicinba, waana ka yidhi - Ilaahay Cassa wajalla -;1
    {قُلْ أَتُعَلِّمُونَ اللَّهَ بِدِينِكُمْ وَاللَّهُ يَعْلَمُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ} [الحجرات : 16]
    Nabiga - sallallahu calayhi wasalam - kamay sugnaan, cid Saxaabada kamid ahna kamay sugnaan, cid Imaam yada laraacana kamay sugnaan in lagu dhawaaqo Niyadda, markaa waxa lagu ogaaday arintaas ( in Nabiga - sallallahu calayhi wasalam - , cid Saxaabada kamid ah iyo cid Imaam yada laraacana kamida aanay ka sugnaan) in aanay banaanayn, iskaba daa in ay banaanaatee waa Bidco diinta lagu soo daray, Tawfiiqda Ilaahay ayaa haya. waxa aad ka eegi kartaa {Majmuucu Fataawaa sh. Ibnu Baas Qaybta 4aad bogga 204aad}.1

    Tur: Abuu Sulaym Cabdillaah Al Xajari - Ilaahay ha waafajiyo wixii Wanaagsan -1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 05-01-2013, 07:45 PM.
يعمل...
X