• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Malaasimbaa in la dhaqaajiyo Dibnaha Salaada dhexdeeda? Sh. Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Malaasimbaa in la dhaqaajiyo Dibnaha Salaada dhexdeeda? Sh. Ibnu Cusaymiin

    هل يلزم تحريكـ الشفتين في الصلاة
    س: فضيلة الشيخ: هل يلزم تحريك الشفتين في الصلاة في الأذكار والقراء؟ أم يكفي أن يقرأها بدون تحريك الشفتين؟
    فأجاب الشيخ ابن عثيمين رحمه الله: لا بد من تحريك الشفتين في قراءة القرآن في الصلاة وكذلك في قراءة الأذكار الواجبة، كالتكبير والتسميع والتحميد والتشهد، لأنه لا يسمى قولا إلا ما كان منطوقا به، ولا نطق إلا بتحريك الشفتين واللسان ولهذا كان الصحابة رضي الله عنهم يعلمون قراءة النبي صلى الله عليه وسلم باضطراب لحيته أي بتحريكها، لكن اختلف العلماء هل يجب أن يسمع نفسه، أي لا بد أن يكون له صوت يسمعه هو بنفسه، ومنهم من قال: يكفي إذا أظهر الحروف، وهذا هو الصحيح
    [لقاء الباب مفتوح، ابن عثيمين ج 20 ص 12]

    Malaasimbaa in la dhaqaajiyo Dibnaha Salaada dhexdeeda
    S: Sheekh laasim miyay tahay in la dhaqaajiyo Dibnha Salaada dhexdeeda marka adkaarta iyo quraanka la akhrinayo? mise waxa ku filan in la'akhriyo iyadoo aan la dhaqaajin dibnaha?1
    J:Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -: waxa laga maarmaan ah in ladhaqaajiyo Dibnaha marka la akhrinayo quraanka Salaada dhexdeeda, waxa lamid ah marka la akhrinayo Adkaarta waajibka ah, sida (Takbiirta, Tasmiicda, Taxmiida iyo Tashahudka), maxaayeelay hadal lama yidhaahdo ilaa wixii lagu dhawaaqo mooyaane, dhawaaq ma imaado ilaa ay dhaqaaqaan labada Dibnood iyo Carabku, sidaa daraadeed waxa ay ahaayeen Saxaabadu - radiyalaahu canhum - qaar ku ogaada Qiraa'ad uu akhrinayo Nabigu - sallallahu calayhi wasalam - isgaraaca Gadhkiisa, laakiin waxay isku khilaafeen Culimadu ma waajibaa in uu ismaqashiiyo - qiraa'ad - naftiisa, yacnii malaga maarmaanbaa in uu lahaado - qiraa'adu - cod ay maqasho naftiisu, iyo culimada waxa kamida ah mid idhaahday: waxa ku filan haduu uu muujiyo xuruufta, taas ayaana sax ah. waxa aad ka eegi kartaa {liqaau albaab maftuux" ee uu leeyahay Sheekhu -ibnu Cuthaymiin - qaybta 20aad bogga 12aad}1

    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1
يعمل...
X