• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waxa uu tukaday Casar kahor Afar -rakcadood-, taa macnaheedu waa maxay

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waxa uu tukaday Casar kahor Afar -rakcadood-, taa macnaheedu waa maxay

    صلى قبل العصر أربعاً ما معنى ذلك
    س: فضيلة الشيخ: حديث "رحم الله امرءاً صلى قبل العصر أربعاً"[1] هل الصلاة قبل الأذان أم بعده؟
    فأجاب الشيخ رحمه الله: حديث "رحم الله امرءاً صلى قبل العصر أربعاً" إذا صح فالمراد ما بين الأذان والإقامة.

    [لقاء الباب مفتوح، ابن عثيمين رحمه ج 24، ص 19]


    Waxa uu tukaday Casar kahor Afar -rakcadood -, taa macnaheedu waa maxay
    S: Sheekh xadiiska odhanaya "Ilaahay ha u naxariisto Qof tukaday Salaada Casar horteed (4) afar rakcdood" Hadaba afartan rakcadood ma Aadaanka kahor baa mise Eedaanka kadib?1
    waxa uu ku jawaaba Sheek Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha'unaxariistee - : Xadiiskan "Ilaahay ha u naxariisto Qof tukaday Salaada Casar horteed (4) afar rakcdood" haduu saxiix noqdo, waxa looga jeedaa Eedaanka iyo Aqiimaada dhexdeeda. waxa aad ka eegi kartaa {liqaa'u baabu maftuux ee sheekha Ibnu Cusaymiin buuga 24aad bogga 19aad}1

    _________________
    قال أبو سُليم وفقه الله: هذا الحديث حسنه الإمام الألباني رحمه الله في صحيح الجامع رقم (3492).


    Turjume: Abuu sulaym cabdilaahi Al xajari - Ilaahay ha'udanbi dhaafo -1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 04-01-2013, 04:50 PM.
يعمل...
X