في الصلاة السرية هل يؤمن الإنسان؟
س: إذا انتهى الإنسان من الفاتحة في الصلاة السرية هل يؤمن أم لا؟
فأجاب الشيخ ابن عثيمين رحمه الله: إذا ان نتهى من الفاتحة يقول: آمين في الصلاة السرية والجهرية، لكن لا يجهر بها في الصلاة السرية، ويجهر بها في الصلاة الجهرية.

[لقاء الباب مفتوح، ابن عثيمين ج 68 ص 188]
Salaada hoos loodhigo quraanka qofku (Aamiin) miyuu odhanyaa
S: Hadii uu dhameeyo qafku suurada Faatixada isaga oo kujira salaada hoos loodhigo - Quraanka - (Aamiin) miyuu odhanayaa mise ma odhanayo?1
Waxa uu ku jawaabay Sh.Ibnu Cuthaymiin: hadii uu Qofku dhameeyo faatixada waxa uu odhanayaa (Aamiin) salaada quraanka kor loo'akhriyo iyo tahoos loodhigaba, laakiin kor umaqaadayo - Aamiin - salaada hoos loo'akhriyo, kor ayuu u akhrinayaa Salaada kor loo'akhriyo quraanka" waxa aad ka eegi kartaa {liqaau albaab maftuux" ee uu leeyahay Sheekhu -ibnu Cuthaymiin - qaybta 68 xaashida 188}1
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1