السؤال: أحسن الله إليكم هل صحيح أن اجتماع يوم العيد والجمعة بأن صلاة العيد تغني عن صلاة الجمعة؟
الجواب:
الشيخ: نعم تغني عن صلاة الجمعة من صلى العيد مع الإمام أما الإمام نفسه فيجب عليه أن يقيم صلاة الجمعة ويكون من حضر صلاة العيد له الخيار إن شاء حضر الجمعة وإن شاء صلى ظهراً وأما من لم يحضر العيد فيجب عليه أن يحضر صلاة الجمعة فتبين الآن أن الإمام لا تسقط عنه صلاة الجمعة لا بد أن يقيم صلاة الجمعة لكن المأمومين هم الذين يفصل فيهم فيقال من حضر صلاة العيد مع الإمام فله أن يحضر الجمعة معه وهو الأفضل وله أن يصلي ظهراً في بيته ولكن لا تقام صلاة الظهر في المساجد وأما من لم يحضر صلاة العيد مع الإمام فإنه يجب عليه أن يحضر صلاة الجمعة.
رابط الفتوى
su'aal : ma saxbaa in hadii ay kulmaan maalin Ciid ahi iyo maalin Jimce ahi in salaada Ciidu ay gudayso salaada Jimce?1
sheekh:haa waxay ka gudaysaa salaada Jimce qofka salaada ciida la tukaday Imaamka , laakiin Imaamka laftiisa waxa ku waajib ah inuu oogo salaada Jimce ,qofka salaada Ciida tukadayna wuxuu yeelanayaa ikhtiyaar hadii wuu doono Jimcaha ayuu imanayaa hadii kalana wuxuu tukanayaa Duhur, laakiin cida aan iman salaada Ciida waxa waajib ku ah inuu imaado salaada Jimce, imika waxa cadaatay in Imaamka aanay ka dhacayn salaada Jimce waxaana laga maarmaan ah inuu oogo salaada Jimce ,laakiin dadka la tukinaayo ayaa ah kuwa lagala qaadayo waxa la odhanayaa qofkii imid oo la tukaday Imaamka salaadii Ciida waxa uu banaan inuu imaado salaada Jimce oo uu la tukado Imaamka sidaas baana fadli badan waxa kale oo uu banaan inuu Duhur ku tukado Gurigiisa, laakiin salaada Duhur Masaajidada lagumo oogaayo ,laakiin cida aan iman salaadii Ciida oo aan la tukan Imaamka waxa waajib ku ah inuu imaado salaada Jimce oo uu tukado.1
halkan ka qaado Fawada