• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Wakhtiga Udxiyadu goorma ayuu bilaamayaa ? waxa ka jawaabaya sh.Yaasir al Cadani _ ilaahay ha xifdiyo_.1

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Wakhtiga Udxiyadu goorma ayuu bilaamayaa ? waxa ka jawaabaya sh.Yaasir al Cadani _ ilaahay ha xifdiyo_.1

    س(12): متى يبدأ وقت الأضحية؟
    ج(12): بعد صلاة العيد، سواء أكان قبل الخطبة أو بعدها ؛ لأن الأدلة علقت الحكم بالصلاة كقوله صلى الله عليه وسلم : (من كان ذبح قبل أن يصلي فليذبح مكانها أخرى، ومن لم يكن ذبح حتى صلينا فليذبح باسم الله) متفق عليه من حديث جندب البجلي.

    Su'aal 12:
    Wakhtiga Udxiyadu goorma ayuu bilaamayaa ?1
    Jawaab 12: Ka dib Salaada Ciida , ha ahaato Khudbada ka hor ama ka dib; waayo Adiladu waxay xukunka ka xidhay Salaada sida hadalka Nabiga _ salalaahu calayhi wasalam (qofka gawracay ka hor intaanu tukan ha gawraco mid kale, qofka laakiin aan gawracin ilaa intaanu tukanay ha ku gawraco magaca ilaahay) Xadiiskan waxa soo wariyay Jundub al Bajali _ radiyalaahu canhu_ ee ay isku waafaqeen Imaam Bukhaari iyo Imaam Muslim - Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba_ .1

    halkan ka eeg
    faa'iidooyin dheeraad ah


    Turjume: Abuu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 08-12-2012, 11:12 AM.
يعمل...
X