• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

imisa qof ayuu ka gudayaa neef (Geel) ahi ama neef (Sac)ahi ama neef (Lax) ahi ? waxa ka jawaabaya sh. Yaazir al Cadani

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • imisa qof ayuu ka gudayaa neef (Geel) ahi ama neef (Sac)ahi ama neef (Lax) ahi ? waxa ka jawaabaya sh. Yaazir al Cadani


    س(6): عن كم تجزئ البدنة والبقرة والشاة؟

    ج(6): تجزئ البدنة عن عشرة، والبقرة عن سبعة، والشاة عن رجل واحد، والدليل حديث ابن عباس المتقدم.

    Su'aal 6 : imisa qof ayuu ka gudayaa neef (Geel) ahi ama neef (Sac)ahi ama neef (Lax) ahi ?1

    Jawaab 6: neefka (Geela) ahi wuxuu ka gudayaa 10 qof , neefka (Saca) ahina wuxuu ka gudayaa 7 qof , neefka (Laxda) ahina wuxuu ka gudayaa 1 qof , waxaana u daliil ah Xadiiska Ibnu Cabaas _radiyalaahu canhum_ ee ku jira (Saxeexul Musnadka) (1/476).1

    halkan ka eeg
    faa'iidooyin dheeraad ah


    Turjume: Abuu xudayfa Axmed ibnu Maxamuud

يعمل...
X