س(5): ما أقل الأضحية؟
ج(5): أقلها شاة؛ لحديث أبي أيوب الأنصاري رضي الله عنه قال: (كان الرجل في عهد رسول الله صلى الله عليه وسلم يضحي بالشاة عنه وعن أهل بيته) رواه الترمذي وابن ماجه وصححه الشيخ الألباني في الإرواء (4/355).
su'aal (5):inteebaa Udxiyada ugu yar?u
jawaab (5):inta ugu yar waa neef ( lax)ah;waxaana u daliil ah xadiiska abuu Ayuub al Ansaari_radiyalaahu canhu_waxuuna yidhi (qofku wuxuu ahaa wakhtigii Rasuulka_salalaahu calayhi wasalam_ mid ay Udxiyada ka gudo neef lax ah isaga iyo reerkiisaba )waxa soo wariyey Imaam Tirmidi iyo Imaam ibnu Maaja,waxaana saxeexiyey Sheekh Albaani_ilaahay ha u naxariisto_(Irwaaga) (4/355).1