• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

may banaan tahay in Maydka lagu dhex aaso Masaajidka?Sh. Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • may banaan tahay in Maydka lagu dhex aaso Masaajidka?Sh. Ibnu Cusaymiin

    السؤال: هل يجوز دفن الميت داخل المسجد علماً بأنني أرى الكثير من بعض الناس يقومون بدفن أمواتهم في مؤخرة المساجد؟
    الجواب


    الشيخ: لا يجوز أن يدفن الميت في المسجد لأن المسجد ليس مقبرة ولأنه يخشى من الفتنة بهذا القبر الذي دفن في متعبد المسلمين حتى ولو أوصى الرجل بأن يدفن في المسجد فإنها وصية باطلة لا يجوز تنفيذها ويدفن مع المسلمين حتى تكون اتجاهات القبور واحدة فإن قدر أن دفن في المسجد فإنه يجب أن ينبش ويخرج من المسجد لئلا يطول بالناس الزمن فيعبدوا هذا القبر.

    S: may banaan tahay in Maydka lagu dhex aaso Masaajidka, iyadoo aan og yahyay in Dadka qaar ka mid ahi ay Meydadkooda ku aasaya Masaajidka xagiisa danbe?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - :Ma banaana Maydka in lagu aaso Masaajidka dhexdiisa, waayo Masaajidku ma aha Xabaal, maxaa yeelay waxa laga baqayaa in lagu fitnoobo Qabrigan, kaasoo lagu aasay Goobtii ay Muslimiintu ay ku tukanayeen, walow Qofku ha Dardaarmo in Masaajidka lagu aaso, Dardaarankaasi waa Baadil -Khalad- bana banaana in la fuliyo, Musliimta ayaana lala aasaya -Qofka-, si ay Xabaalaha Muslimiintu isku dhan u wada ahadaan , hadii Qadar dhacay oo Masaajidkii lagu aasay, waxa waajib ah in la soo faqo, oo Masaajidka laga saaro, si aanay Dadku mudo dheer ka dib u caabudin Qabrigan.1

    Halkan ka Eeg Fatwada

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahayMuraadkiisa ha u fududeeyo-1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 15-01-2013, 12:24 AM.
يعمل...
X